cadaadis-siimow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Marka milanka laga sooco mile saafi ah iyada oo loo dhaxaysiinayo xuub badh habe, miiluhu waxaa uu u gudbiyaa milanka si uu uga hortago marinka miilaha ayaa loo yaqaan c. s.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

s

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur