cadaadis-uumi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Cadaadiska uu uumi dhaliyo. Marka uu uumigu la dheelitiranyahay hoorkiisa, cadaadiska uumigu waxa uu ku xiranyahay heerkulka hoorka, waxana loo yaqaanaa caadadiska uumiga dheregsan (CUDh).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

