cadaadsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cadaadsan. ld cadaadsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadaadsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la cadaadiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadaadsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cadaadsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur