cadaawe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof ama dad badan oo cid kale colaad iyo xumaan u haysa; cadaawe. 2. Qof aan naxariis lahayn. ld cadow.

cadow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld cadaawad.