cadcadaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cadcadaysan. ld cadcadaysnaansho, cadadaysnaan, cada-daysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadcadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadcadaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cadcadaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadadaysnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cadcadaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur