cadcadoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cadcadow. ld cadadoobid.

cadcadow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax cadcad ah noqosho. ld cadadow.

cadadoobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cadcadoobid.