cadceed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiddigta weyn oo dhulka iyo meerayaasha kale ku meeraystaan, iftiin leh; qorrax. 2. Iftiinka qoraaxda ee barqada iyo galabta.

qorrax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Meeraha dhulka ku wareego oo uu ka helo kulka iyo ifkaba; cadceed; gabbal.