caddaan-bibiish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad dhinacna shan dhibcood ku leh. ld biish-bicaddaan, caddaan-bibanji.

biish-bicaddaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. ld caddaan-bibiish.

caddaan-bibanji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld caddaan-bibiish.