caddaan-bishiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna lix dhibcood ku leh. ld shiish-bicaddaan.

shiish-bicaddaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caddaan-bishiish.