caddaysimo

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn. 2. C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caddaysin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caddaysimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur