caddayso
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
- 1. Wax caddaan ka dhigasho. 2. Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho. 3. Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.

