caddibid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caddib². ld caddib¹ (2), caddibaad.

caddib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.
  2. 1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid.

caddibaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caddibid.