cadduuroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Geedgaab leh caleen iyo miro yaryar oo ka baxa meelaha biyo mareenka ahi. 2. Midab cagaar khaafiif ah leh.