cadgo'

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaato hakisa dhaqdhaqaaqa; muruqgo'..
  2. Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'..
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur