cadgoosasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cadgooso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cadgooso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Ka c.: cid godob ka gashay ka aarsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur