cadwoob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Jidh huruud ah oo ku dhex samaysma moqorka Goonka garaaf ee ilma galeenka naasleyda marka ay ukunta sii daayaan kaddib. Waxay dhiiqdaa hormoonka borojestaroon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur