cafash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Alaab badan, duug ah, noocya badan isugu jirta oo aan qiimo lahayn. ld xafash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xafash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cafash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur