cag-qoolaaban
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Qaabdarro cageed oo lagu dhasho saameyn kartana hal cag ama labada cagoodba taasoo qofka qaba uusan cagta cad wada dhig karin dhulka. Nooca ugu badan (Talipes Equinovaris) lugtu waxay u godontahay hoos waxayna u qalloocantahay gudaha sidaas darteed qofka qaba wuxuu u socdaa girgirka dibadda xiga ee dusha cagta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

