cagaagnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cagaagan. ld cagaagnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cagaaganQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Macnaha:Wax aan kabo haysan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cagaagnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld cagaagnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00