cagaaro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Wax cagaar noqosho. 2. Caano la lulayo firfiryeelasho.