cagabbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay.
  2. Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.