cagacaddaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cagacad. ld cagacaddaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cagacadQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-ddaa, -ddayd)Macnaha:Wax aan kabo xiranayn ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cagacaddaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld cagacaddaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00