cagadhigasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cagadhigo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cagadhigo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax duulaya sida haad, dayuurad iwm dhulku degid. 2. (f.mg) Nafley socota ama caraysan xasilid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur