cagafcagaf
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-fyo, m.dh)
Macnaha:
- Gaari xoog badan, leh lugo rabar ama bir ah oo beeraha lagu falo ama lagu geed qaado.
- C. leh: cod lagu muujiyo meermeeridda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

