cagasaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.dh)Macnaha:Meel la korayo ama laga degayo meelaheeda kala korreeya ee cagta la sii saarto.