cagsalaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur geela cagaha ka gala oo aysan tuluddu ku joojin karin cagafta jirran, in ay dhulka ku xoqayso mooyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur