cahdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ballan adag oo lagu heshiiyo. ld axdi..

axdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ballan adag oo lagu heshiiyo. ld cahdi.