cajab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Yaab.
  2. La c.: wax la yaabid.

Lamidka: Yaab

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Amakaag; irkig; abyan; fajac.
  2. 1. Ku yaab/ka yaab: dhacdo qof sameeyey la fajicid. 2. U yaab: wax dhibaato uga baqid (cid). 3. Ka yaab: dhibaato ka baqid (cid). 4. Isla yaab: cid fal ay samaysay ka qoomamayn.

Lamidka: abyan, amakaag, fajac, irkig

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur