cajiin
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
- 1. Budo meseggo ama galley oo biyo lagu rafaaqay. 2. Budo meseggo ama galley iyo bur laysku qasay oo canjeelo laga sameeyo.
- 1. Biyo ku rafaaqid budo meseggo ama galley. 2. Budo meseggo ama galley iyo bur isku qasid si canjeelo looga sameeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

