Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg cakisan². ld cakisnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)
Macnaha:
Wax la cakisa noqosho.
Wax la cakisay ahaansho (bur, timir, dhoob, iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur