calaamadaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calaamadaysan. ld calaamadsanaan, calaamadsanaansho, calaamaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamadsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld calaamadaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamadsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld calaamadaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamaysnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld calaamadaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur