calaamadin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calaamadi. ld calaamadayn, calaamayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamadayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld calaamadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamayn