calaamadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calaamadso. ld calaamadsad, calaamadsi, calaamadaysad, calaamaday.

calaamadso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax calaamaad u yeelasho. ld calaamadayso, calaamayso..

calaamadsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld calaamadsasho.

calaamadsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld calaamadsasho.

calaamadaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld calaamadsasho.