calaamaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. ld calaamadaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur