calaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. ld calaamadi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaamadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur