calaanji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld calaanjiyid.
  2. 1. Cunno meyrax iwm gowsaha ku jilcin. 2. Wax si aan habboonayn isugu qasid.

calaanjiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calaanji². ld calaanji¹, calaanjin, calaanjis.