calafso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax calaf ka dhigasho. ld calfo.

calfo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-faday, -fatay)

Macnaha:

  1. ld calafso.