calannaqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Soo celinta iyo calalinta ay xooluhu ku sameeyaan cuntada calooshooda ku jirta. ld calannaqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calannaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calannaqso. ld calannaqsad, calannaqsi, calyannaqsasho, calyannaq
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur