calansaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Maalinta dowladi calankeeda qaadato. ld calansaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calansaarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld calansaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur