calanwalleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calanwallee.

calanwallee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. 1. Calan ruxid. 2. Muddo barwaaqo iyo rayrayn ku noolaasho.