calaqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg calaqaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaqaad

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. Wax calalin; raamsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur