calasho

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. ld calalso.

calalso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cunto gowsaha ku burburin. ld calasho.