caleemaysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caleemayso. ld caleemaysad.

caleemayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Geed caleen yeelasho.

caleemaysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caleemaysasho.