caleen-iskudhisan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-eemo ..., m.l)
Macnaha:
- (bot.) Caleenta iskudhisani waxay leedahay baabaca caleen u qaybsan caleen yarooyin girigirkoodu gaarsiisanyahay aroore caleenta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

