caleendhacsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caleendhacso. ld caleendhacsad, caleendhaacsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caleendhacsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Caleemo iska ridid (geed).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
caleendhacsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld caleendhacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00