callaalasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg callaalo. ld calaalad, calaalasho, callaalad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

callaalo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-shay, - latay)

Macnaha:

  1. Alaabo yar gaadiid saarasho. ld calaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaalad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld callaalasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaalasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld callaalasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

callaalad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld callaalasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur