Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg callaqan². ld callaqnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)
Macnaha:
Wax la callaqay noqosho.
Wax la callaqay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur