callayr

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Garannuug dheddig oo aan weli gaarin da'dii rimay qaadka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur