calool-engegnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Xaalad dhigidda saxarada ay aad u yaraato ama saxarada ay aad u adkaato yaraatana ama soo dhaafidda saxarada ay dhib ama xanuun keento.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur