caloolacad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.l)

Macnaha:

  1. Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caloolacaddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caloolacad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur